Red Sea General trading co

Blog Single

  • By admin
  • June 10, 2024
  • 0 Comment

dhulka eebe Na siiyey dhismayaasha ku yaala…

Dhulka eebe Na siiyey dhismayaasha ku yaala
Dhal dhalaalka Qurxoon Dheeha Oogada saran
Dheeman Aad u malayso Red Sea baa Dhulka Keentay
Shirkadaan waxba dhaafin Dhowr nooc oo mutuleel ah
Jiingadaa Dhererkeediyo Dhumucdeeda la yaabay
Dhekoreeshin hagaagsan guriga aad dhiganayso
RED SEA baa dhulka keentay Dhaqaaleysay dadkeeda

Shirkad weeyo Dhamaysoo shacabkii la dhaceen
Dhimrin bay ka heleen way dhooban yihiin
Dhaliil waa laga waayey kaalay soo dhuganee
Birtii dhuuxa adkayd iyo hangarka aad ku dhisaysey
Shidaalkii dhididaayiyo dhiganayso batroolka
Dhaqaaqayn weligoodo dhasha aad korineysiyo
Dhaxlayaan ubadkaagu safiitoyin dhameysa
RED SEA Baa dhulka keentay dhaqaalaysay dadkeeda

RED SEA waa shirkad dhaarsan dhicis maaha waxeedu
Dhalaankaaba yaqaane dharaarow ina aabe
Inta aan la dhemmeysan dhabaheeda I gee

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *